Rag hubeysan waxey qeybo ka mid ah degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ku dileen sarkaal sare oo ka tirsan dowlada Ridada ee Farmaajo.
Sarkaalkan lagu dilay degmada Hodan waxaa lagu magacaabaa Muxamed Yuusuf oo ku magac dheer Muxamed Dheere kaasi oo ragga hubeysan ay ka toogteen qeybaha sare ee jirka.
Dilka sarkaalkan waxaa durba Mas,uuliyadiisa sheegtay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin,waxa uu dilkan kusoo aadayaa xilli saacadihii lasoo dhaafay gudaha iyo duleedka magaalada Muqdisho lagu dilay Labo askari oo ka tirsan Murtadiinta kuwaasi oo mid ka mid ah laga qaatay Qorigii uu ku hubeysnaay.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.