Fagaara weyn oo ku yaala magaalada Bu,aale ee Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbooyinka waxaa Barqo nimadii maanta ka dhacay Xad ka mid ah Xuduuda Allaah.
Xadkan oo ahaa Xaddu Riddah oo dil ah waxaa lagu fuliyay Rag Jawaasiis ah oo u shaqeynayay sirdoonada Itoobiya iyo midka dowlada Ridada.
Fagaaraha Xadkan uu ka dhacay waxaa soo xaadiray qeybaha bulshada ee ku dhaqan magaalada iyo deegaanada hoostaga.
Magacyada Ragga xukunka dilka ah lagu fuliyay Iyo Shaqada Ay Qabanjireen.
1-Cabdi Risaaq Xaashi Cabaas Wuxuu u shaqeynayay Sirdoonka Itoobiya mushaarkiisu wuxuu ahaa $200, wuxuu sheegay in Itoobiyaanka uqaabilsanaa aruurinta macluumaadka iyo sahanka.
2-Cumar Cadar Cumar oo ahaa 25 sana jir wuxuu u shaqeynayay PS-ta dowladda Federaalka wuxuu kusoo tababartay Suudaan isagoo qeyb ka noqday ciidamadii loogu magac daray ‘Nabad Ku Afura’ ee muqdisho ka dhisnaa, Cabdi Risaaq Alshabaab ayaa gacanta ku dhigay isagoo gaari shacab ah saarnaa kunasii jeeday magaalada Kismaayo.
3-Max’med Aba Mayoow wuxuu u basaasayay dowladda Federaalka wuxuuna ku biiray xilligii Cabdullaahi Yuusuf waxaa loo diray in uu xog ka keeno xeryaha tababarada ‘Mujaahidiinta’ balse waa laqabtay isaga oo aan waxba qaban.
4-Mustaf Macalim Xasan wuxuu u shaqeynayay sirdoonka Itoobiya wuxuu ciidamada Itoobiya ku hoggaamiyay Tuulada Caliyoow Dooyow ee duleedka degmada Buurhakaba halkaas oo ay dad shacab ah ku dileen.
Ma ahan markii ugu horraysay oo Al Shabaab ay Kooxo Jawaasiis ah ku disho wilaayaatka ay maamusho, horay ayaa loo dilay rag Mareykanka iyo ingiriiska ubasaasayay.
Calamada.com
Alaahu akbar.Hala dilo qaaimiitaa diintooda doolar siistey.walaahi qusumu bilaahi jaajuusiinta u sheega hada meeelna kuma nabadgalaayaan.saxiibkeey wuxuu leeyahey wax afka lasoo marsiin karo maaha laakiin walaahi si xun aa u dhimaneeysaan.GUUUUUL SHABAABUL MUJAAAHIDIIIIIIIIN
MURTADIIN HA NAXAAN