Rag hubeysan waxey qeybo ka mid ah xaafada Carafaat ee degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ku dileen Sarkaal ka tirsan dowlada Ridada.
Sarkaalkan la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cumar waxaana uu ka tirsanaay qeybta isku magacowday Asluubta ee dowlada Farmaajo.
Sarkaalkan Mas,uuliyadda dilkiisa waxaa sheegtay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab,waxa uu dilkiisa kusoo aadayaa xilli Maalmihii lasoo dhaafay si xiriir ah gudaha iyo duleedka magaalada Muqdisho loogu dilay sarkaal iyo askar ka tirsan dowlada Ridada.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.