Sarkaalka ugu sareeya taliska ciidamada Kufaarta Afrikaanta ahna wakiilka urur gaaleedka Afrika ugu magacaaban Somalia ninka lagu magacaabo Francisco Madera oo maanta shir jaraa id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay iney si toos ah u bilaabayaan bixitaanka ciidamada AMISOM ee duulaanka ku joogta Somalia.
Francisco Madera ayaa sidoo kale ugu baaqay dowlada Ridada ineysan cabsan oo aysan ka murugoon bixitaanka ay bilaabayaan ciidamada Shisheeye isagoona si gaar ah afka ugu dhuftay in bisha soo socota ay baxayaan Kun askari oo qeyb ka ah askarta shisheeyaha ee hadda duulaanka ku joogta dalka Somalia.
Hadalka gaalkan ayaa kusoo aadaya xilli hogaanka dowlada Ridada ay sheegeen in dhawaan ay bilaabayaan dagaal ka dhanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin balse sida muuqato duulaankaasi waa fashilmay.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Falanqeynta.
Calamada.com