Ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan waxey weerar qorsheysan oo Gaadmo ah ku qaadeen ciidamo ka tirsan kuwa Nasaarada Mareykanka oo ku sugnaay qeybo ka mid ah Bariga dalka Afghanistan.
Weerarkan qorsheysan waxa uu sigaar ah kaga dhacay deegaan hoostaga degmada Jabar-haar oo ah degmo ka tirsan gobalka Nangahaar ee Bariga dalkaasi.
Webseydka Imaarada Islaamiga Afghanistan alemara1.net ayaa baahiyay in weerarkaasi qorsheysan lagu dilay Labo askari oo Ameircan ah Mid kalane lagu dhaawacay oo isla ciidamada Mareykanka ah.
Weerarkan ayaa noqonaya midkii Saddex-aad oo muddo Todobaad ah lala beegsada ciidamada Nasaarada Mareykanka ee ku sugan gudaha dalka Afghanistan,waxaa weeraradan Saddex-da ah lagu dilay inka badan Kow iyo Labaatan askari oo American ah.
Calamada.com