Weerar qorsheysan oo lagu dilay askar ka tirsan maleeshiyaatka dowlada Ridada ayaa ka dhacay xaafada Xamar Jadiid ee degmada Wardhiigley.
Weerarkan oo mas,uuliyadiisa ay sheegatay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxaa lagu dilay Saddex askari waxaana lagu dhaawacay Saddex kale oo gabi ahaantooda ah maleeshiyaatka isku magacaabay Xasilinta.
Dadka xaafada ayaa xaqiijiyay in weerarkan uu ahaa mid gaar ah oo si cajiib ah ku dhacay waxeyna wararka qaar sheegayaan iney suura gal tahay in khasaaraha dowlada lagu gaarsiiyay weerarka uu intaasi ka badanyahay.
Weerarkan waxa uu imaanayaa xilli habeenkii xalay qaraxyo Bam lagu weeraray fariisimaha maleeshiyaatka dowlada Ridada ay ka sameysteen dhismooyinka Warshadihii hore Barfuunka iyo Nacnaca ee degmada Hurwaa.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.