Agagaarka xarunta Baarlamaanka dowlada Ridada waxaa lagu dilay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamul gaaleedka Galmudug ee xaruntiisu tahay degmada Cadaado ee Bartamaha dalka Somalia.
Xildhibaanka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Muxamed Cabdi Guuleed waxaa xildhibaan dilay oo rasaaseeyay maleeshiyaat ka tirsan dowlada oo Ilaalo u ah xildhibaan Maxamuud Abuukaato oo ka tirsan Baarlamaanka guud ee dowlada Farmaajo.
Maleeshiyaatka Maxamuud Abuukaato ayaa ka shikiyay Xildhibaanka ay dileen oo saarnaay gaari daba socday gaarigooda waxeyna ku fureen rasaas taasi oo haleeshay xildhibaanka ka tirsan maamulka Galmudug halkaasi ayuuna ku dhintay.
Dhacdadan ayaa cadeyn u ah inta ay la egtahay Cabsida heysata maleeshiyaatka iyo guud ahaan xubnaha dowlada kuwaasi oo ka cabsi qabo weerarada joogtada ah ee kaga imaanaya dhanka Shabaabul Mujaahidiin.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.
kkkkkkk murtadiinta cabsida eey ka qabaan MUJAAHIDIINTA iyagii dhexdooda is dilaayaan xitaa wasiiro eey iska dileen Walaahi meelna kuma nabadgaleysaan ama Hoteelo ku dhuunta ama Bakaaro ku dhuunto,waxaan maqley ineey xitaa goobo
ganacsi oo BAKAARO ku yaalo ineey seexdaan ALAAAHU AKBAR
Alhu akabr
Guuusha gesiyada
Tooow xiiidka
Eeeeeeeeee
Al xarktuuu
Ashwaabi
Al muujhidiiin guuleyso weeliga