Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Afgooye ee gobalka Shabeelada hoose.
Qaraxan oo loo adeegsaday miinada dhulka lagu aaso ayaa lala beegsaday maleeshiyaat ka tirsan dowlada,iyadoona Miinada lagu aasay isbaarada dowlada ee agagaarka isgoyska Baar-ismaaciil ee degmadaasi.
Inta la xaqiijiyay qaraxa waxaa ku dhintay Saddex askari oo ka tirsan maleeshiyaatka Murtadiinta tiro kalane weey ku dhaawacmeen kuwaasi oo dhaawacyadooda culusyihiin.
Qaraxan lagu dilay maleeshiyaatka dowlada ayaa kusoo aadaya xilli saacadihii lasoo dhaafay qarax ka dhacay agagaarka deegaanka Ceelwareegow ee gobalka Shabeelada hoose gaari BG-ah looga gubay ciidamada Kufaarta Afrikaanta.
Calamada.com