Rag hubeysan waxey qeybo ka mid ah duleedka magaalada Muqdisho ku dileen askari ka tirsan dowlada Ridada Farmaajo.
Askariga la dilay oo Haweeney aheed waxey ka tirsaneed Booliska maamulka Farmaajo,waxeyna haweeneydaan si gaar ah u qaabilsaneed qeybinta Mushaaraatka maleeshiyaatka xarunta Villa Baydhabo ee magaalada Muqdisho.
Haweeneydan askariyada ah waxaa sigaar ah loogu dilay deegaanka Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee ku dhaw isgoyska Ex-control Afgooye ee magaalada Muqdisho mas,uuliyada dilkan waxaa shegtay Shabaabul Mujaahidiin.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.