Waxaa sii kordhaya khasaaraha dowlada Ridada lagu gaarsiiyay dagaal culus oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Mujaahidiinta Xarakada Alshabaab iyo maleeshiyaatka Murtadiinta ku dhexmaray duleedka degmada Maxaas ee gobalka Hiiraan.
Kolanyadan dowlada Farmaajo ee wadadaasi lagu galay ayaa kasii jeeday dhanka degmada Maxaas waxaana kolanyadaasi ay galbinayeen gudoomyaha murtadiinta ugu magacaaban Hiiraan.
Wararkii ugu dambeeyay waxey sheegayaan in weerarkaasi lagu dilay Lix askari oo ka tirsan maleeshiyaatka dowlada laguna dhaawacay 7 kale oo gabi ahaan tooda ah maleeshiyaatka Ridada.
Sidoo kale Ciidamada Mujaahidiinta ayaa dagaalkaasi ku gubay gaari Noha ah oo ka mid ah kolanyadii galbineysay gudoomiyaha Murtadiinta ee Hiiraan,iyadoona si dirqi ah uu ku baxsaday Cali Jeyte oo ah gudoomiyaha dowlada ugu magacaaban gobalka Hiiraan.
Dhanka kale howlgal gaar ah oo ciidamada Mujaahidiinta Xarakada Alshabaab ay ka fuliyeen agagaarka deegaanka Kala Beerka ee wilaayada Hiiraan waxey ku qabteen gaari Qooqan ah oo ay leedahay dowlada Farmaajo kaasi oo sidoo kale lala qabtay maleeshiyaatkii la socotay waxa uu kasoo baxay degmada Guriceel ee gobalka Galgaduud waxaana uu ku sii jeeday dhanka magaalada Beledweyne ee gobalka Hiiraan.
Ciidamada Shabaabul Mujaahidinta ayaa maalmihii u dambeysay sii labo laabay weerarada lagu naafeynayo cadoga Allaah ee ay ka fulinayaan goobaha Kufaarta iyo Murtadiinta duulaanka kaga sugan yihiin wilaayaatka dalka Somalia,t
Saw foods wee yaan inaad dabar jaray saane
Dar dar galiya oo laaya oo daamur leef siiya
Duumiyo halaayaan xanuun amase daacuune
Daba dhilyo wee yaan Ilaah doorshay oo lumaye
Diir nixi ay maayaan hadaan xulay damiir koode
Dabadhilifyo wee yaan qalbiga khayrka
laga daahay
Diintiyo shareecadi ka tage daahir ka ahayde
Dabar jara diloo laaya oo dumiya shaydaanka

Daw gooda wee yaan inaad dabar jaray saane