Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey weerar culus ku qaadeen saldhiga iyo difaacyada maleeshiyaatka maamulka gaala raaca Shariif Sakiin ay ka sameysteen degmada Qansaxdheere ee gobalka Baay.
Dagaalka ayaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan,waxeyna dadka degmada sheegeen in dagaalkan uu ka mid noqonaya dagaaladii ugu cuslaay ee ka dhacay degmadaasi.
Si rasmi ah looma xaqiijin khasaaraha maleeshiyaatka maamulka Murtad Shariif Sakiin kasoo gaartay dagaalkaasi mana jirta wax gurmad ah oo maleeshiyaatkaasi ay ka heleen ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya ee difaacyada ka sameystay duleedka degmadaasi.
Dagaalkan ayaa kusoo aadaya xilli habeen hore ciidamada Shabaabul Mujaahidiin weerar qorsheysan ay ku qaadeen saldhiga maleeshiyaatka maamulka gaala raaca Puntland ay ka sameysteen deegaanka Af-urur ee duleedka magaalada Boosaaso.
Calamada.com
Inta gaal u dacayey san iyo waa dil jaajuuse
Wadaadada dunuunucahayee cadaw duri jihaad Keenan
Ee dhiiga ugu deeqayee kiinya daba jooga
Ee duri islaam daacadoo xaqa difaacaya
Een waano deeqay ninee daaha laga saaray
Dayuus laba wajiiliyo kufrigu wax isma door shaane
Dimbiilaha shareecada dafiri was dil xugun kiise
Dukaamada Islii bawga wacan daliyo diin tiiye
Murtad gaal ku daabine xaquu dalaw ka tuuraaye
Dilaaley da shareecada rabigay dumisay nuur keeda
Docday naga jiraan baa kufrigu nooga dagiye
Waxu culumo diin maahanee way na daga yaane
Door horay heshiis daacad nimo qalin ku duugeene
Waa May kal duubab kuu xiriyo dooro way nihiye
Fatway daabacaayeen ibliis soo diyaar sadaye
Dibin daabyo iyo dhagar xun bay noo dabara teens