Rag hubeysan waxey qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ku dileen sarkaal ciidan oo ka tirsan maleeshiyaatka dowlada Ridada Farmaajo.
Dilkan waxa uu sigaar ah kaga dhacay degmada Wadajir ee gobalkan Banaadir,iyadoona faahfaahino dheeraad ah laga helayo dilka sarkaalka.
Howlgal gaar ah oo ka dhacay gudaha degmada Wadajir ayaa lagu dilay sarkaalkan oo magaciisa lagu soo koobay Yuusuf waana sarkaal ka tirsan booliska dowlada Farmaajo.
Mas,uuliyadda dilka sarkaalkan waxaa sheegtay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo ugaarsi xoogan ku heysa saraakiisha dowlada Ridada iyo kuwa Kufaarta.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.