Waxaa sii kordhaya khasaaraha dowlada Farmaajo lagu gaarsiiyay Camaliyad Istish haadiyo ah oo ka dhacday gudaha xerada tababarka ciidanka ee Iskuul Buluusiya ee magaalada Muqdisho.
War kasoo baxay Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayey ku sheegteen Mujaahidiinta Mas’uuliyadda weerarka iyo khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerarki Xerada Iskoola Boliisiyo oo ahaa mid istish-haadi ah.
Mujaahidiinta waxey sheegeen in weerarka oo ahaa Camaliyad Istish-haadiyo Naf Hurnimo ah lagu dilay in kabadan 27 Askari oo saraakiil sar sare ay kamid yihiin.
“Calamiyad istish-haadi ah oo Mujaahidiintu labeegsadeen xerada Iskoola Boliisiya ayaa sababtay dhimashada ugu yaraan 27 Askar iyo saraakiil ah oo Murtadiinta katirsan” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Shabaab Mujaahidiin.
Wararka ayaa intaas ku daraya in qaraxu uu beegsaday ciidamo gaardinayay oo saraakiil boolis ah awaamir siinayeen, ciidamada ayaa xilligii laweerarayay la sheegay in ay diyaarinayeen munaasabad maalmo kadib ka dhici laheyd xarunta iskoola Boliisiyo ee weerarku ka dhacay.