Degmada Mahadaay ee ka tirsan Sh dhexe waxaa saaka waaberigii ka dhacay weerar qorhsheysan oo ay fuliyeen ciidanka mujaahidiinta ee ka hawl gala gudaha degmadaasi.
Hawl galka oo ahaa mid qitiyaal ah ayaa lagu beegsaday askari murtadiinta ka tirsanaa waxaana laga toogtay qeybaha sare ee jirka isla goobtaas ayuuna ku nafbaxay siday noo xaqiijiyeen saraakiisha ku shaqada leh hawl galkaasi.
Marka uu dhintay askariga ayay mujaahidiintii dilay waxay ka furteen qorigii uu watay iyo booshkii u xirnaa kadibna waxay si nabad gelyo ah uga baxsadeen halkii dilku uu ka dhacay ee gudaha degmada Mahadaay.
Maleeshiyaad ka tirsan Murtadiinta ayaa goor dambe goobta yimid waxayna qaateen meydka askarigooda iyagoo geeyay mid ka mid xeryaha ugu yaalla degmada Mahadaay ee Sh dhexe.