Weerar qorsheysan ayaa lagu qaaday sarkaal sare oo ka tirsan Booliska dowlada Ridada,iyadoona weerarkan faahfaahino laga helayo.
Weerarkan qorsheysan waxa uu sigaar ah kaga dhacay deegaanka Weydow ee degmada Hodan,waxaa weerarkan lagu dilay sarkaal ka tirsan Booliska.
Sidoo kale howlgalkan gaarka ah waxaa lagu dhaawacay askari Istaaf u ahaa sarkaalka la dilay,waxeyna ragga howlgalkan qorsheysan fuliyay horay u sii qaateeen gaari uu lahaa sarkaalka Booliska ee ay dileen.
Mas’uuliyadda howlgalkan gaarka ah ee ka dhacay gudaha degmada Hodan laguna dilay gaarigiisana looga qaatay sarkaalka Booliska ah waxaa sheegtay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.
sarkaal boolis ah oo lagu diley degmada hodon ee magaalada mugdisho