Rag hubeysan waxey dil qorsheysan ka geysteen qeybo ka mid ah degmada Hurwaa ee magaalada Muqdisho,iyadoona faahfaahin laga helayo dilkan qorsheysan.
Ragga hubeysan waxey xaafada Suuqa Xoolaha ee degmada Hilwaa ku dileen askari ka tirsan maleeshiyaatka dowlada gaar ahaan kuwa Jawaasiista ah ee shacabka isku dhex qariya.
Ragga hubeysan ayaa ninkan Jaajuuska ah ka toogtay qeybaha sre ee jirka taasi oo sababtay in askarigan Jaajuuska ah isla goobta ku geeriyooda,waxeyna ragga dilka geystay horay uu sii qaateen Mooto Bajaaj ah oo xilliga dilka uu watay Jaajuuska.
Mas,uuliyadda dilka Jaajuuskan nabad sugidda dowlada Ridada ka tirsan waxaa sheegtay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.