1 thought on “Qarax Lagu Dilay Askar Puntland Ah Oo Ka Dhacay Duleedka Boosaaso.

  1. Qawsaaro wee yaan kufriga qaayiboo jecele
    Mar haday qawano wada yihiin diinta qaadacaya
    Ayagiyo qawaajaha watiyo qolada gaaloo dhan
    Qudhoo laga jariyo waxay muteen qawrac laasimine
    Qarax iyo kamiin miino iyo qawda uga sii dheheen
    Qabaanada nihaasada ahee quuray sharaf teena
    Qamaan iyo waxaan tolan ahayn qiil umay lahane
    Qurba joog soo foof tak tee qarashka goo baysa
    Qeeriin ka xabash kuu Gurey qasab ku siinaayey
    Qiiqana ka quustee baqee qurunka ruugayey
    Qaranimo ku waa ugu fadhiya quuste oo lune,e
    Qurgooyiyo dil wee yaan waxay tahay qisaas toode
    Qaanfuuradaa baadidaa qawda uga saara
    Qaloo laaya qaanuun kalayn qaayibayn abide

Comments are closed.