Wararka laga helayo gobalka Shabeelada hoose waxey sheegayaan in qeybo ka mid ah gobalkaasi ay ka dhaceen weeraro lala beegsaday kolanyo ka tirsan ciidamada Kufaarta Afrikaanta ah.
Weeraradan oo ah Labo weerar waxa uu midka Kowaad oo kamiin ah ka dhacay agagaarka deegaanka Numbar-60 ee gobalka Shabeelada hoose waxeyna dadka deegaanka xaqiijiyeen in weerarkaasi dhabba galka ah khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed lagu gaarsiyay shisheeyaha.
Weerarka Labaad waxa uu ka dhacay agagaarka deegaanka Shalambood waxaana qaraxan lala beegsaday isla kolanyadii shisheeyaha ee kamiinka loogu dhigay agagaarka deegaanka Numbar Lixdan.
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in qaraxa ka dhacay agagaarka deegaanka Shalambood lagu burburiyay gaari Taw ah Baqti iyo dhaawacna ay ku noqdeen askartii Kufaarta ee la socotay gaariga ay miinada haleeshay.
Kolanyadan shisheeyaha ah ee Labadaasi weerar lala beegsaday waxey kasoo baxeen magaalada Muqdisho,waxeyna warar hoose sheegayaan in kolanyadan ay badali rabaan askarta Kufaarta ee ku sugan deegaan ka tirsan Shabeelada hoose.
Calamada.com
masha allah