Weerar qorsheysan oo dil ah waxa uu ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Xamarweyne ee gobalkan Banaadir waxaa jirta faahfaahin laga helayo dilka qorsheysan.
Dilkan waxaa loo geystay Ayaanlle oo ka mid ah maleeshiyaatka dowlada Ridada gaar ahaan kuwa Ashahaado la dirirka ee Jawaasiista ah waxeyna ragga hubeysan askarigan ka toogteen qeybaha sare ee jirka taasi oo sababtay in isla goobta uu ku geeriyooda.
Dilka askarigan waxa uu kusoo aadayaa xilli saacadihii lasoo dhaafay sidoo kale ciidamada Shabaabul Mujaahidiin qeybo ka mid ah degmada Waabari ay ku dileen sarkaal magaciisa lagu soo gaabiyay Nuuraani oo gudoomiye Waaxeed ka ahaa maamulka dowlada Ridada ugu magacaaban degmada Xamar Jajab.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.
Asc
Waa Nasir Muse
Ninkaan murtadkaa ee ladiley qarabo isku dhow aan aheyn.
Walaahi Bilaahi xitaa aabahey hadii dadka muslimiintaa uu cadow ku noqdo waa dilaayaa
Murtadiinta xamar ku dhuumaneyso ilaaheey u towbad keena hadio kale geerida macaankeeda aa dhadhamineysaan .Asc
ha LA laayo jawaasiista