Mu’asasada As-saxaab ee garabka Warbaahineed ee hogaanka guud ee Mujaahidiinta Al-qaacidah ayaa baahisay Kalimad cusub oo uu jeediyay Amiirka Guud ee Mujaahidiinta Al-qaacidah Sheekh Dr Ayman Al-dawaahiri Xafidahullaah.
Kalimadan oo la dhageysan karo muddo Labo iyo Toban Daqiiqo ah waxa Sheekh Abuu Muxamed Ayman Al-dawaahiri kaga hadlay Mowduuc Muhiim ah oo si aad ah loogu baahi qabay ka hadlidiisa.
Xakiimul Ummah Shekh Ayman Al-Dawahiri Amiirka Mujaahidiinta Al-Qaacida Ayaa Kelimad Uu Soo Direy Waxa Uu Kaga Hadley Kacdoonadii Carabta oo Todobo Sano Jirsaday Asagoona Xusey Kacdoon Aan Jihaad Lasocon in Uusan Meel Gaareynin.
Idaacada Islaamiga Ah ee Al-andalus ayaa Kalimadan cusub ee uu jeediyay Sheekh Ayman Al-dawaahiri ayaa Luqada Somaliga ku tarjumtay.
Halkan Ka Dhageyso Kalimada Xakiimul Ummah Oo Af-somali Lagu Tarjumay.
Calamada.com