Wararka ka imaanaya wadanka Kenya ayaa sheegaya in weerar hubeysan oo ka dhacay degmada Wajeer lagu dilay dad asalkoodu yahay Kenyaan oo u shaqeynayay wasaaradda Waxbarashada wadankaasi.
Weerarka oo lala beegsaday iskuulka hoose ee Qarsa halkaas oo ay ka howlgelayeen shaqaale katirsan wasaradda Waxbarashada, ugu yaraan sedax Macallin oo katirsan wasaraadda ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay weerarka.
Stephen Ng’etich oo ah Taliyaha ciidamada Booliska Gobolka Wajeer ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in rag hubeysan ay gudaha ugaleen iskuulka ayna toogasho ku dileen sedax Macallin oo dhammaantood ahaa Kenyaan asal ah oo aan kasoo jeedin gobolka Somaalida NFD.
War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayeey ku sheegatay Mas’uuliyadda Weerarkan lagu dilay Saddex Mucalimiin Nasaaro Kenyaatiga ah waxeyna Xarakadu ku hanjabtay iney sii kordhineyso weerarada ka dhanka dowlada Saliibiyadda Kenya.
Calamada.com
Allaahu Akbar. Allaahu akbar
Walillaahil Xamdu
Dowlada Siliibiyadda Kinya Waxan Leeyahay Geedka aad Abuurateen Mirihiisa Gurta.
Markii Aad Ku Sooduulayseen Soomaalya Oo Dadkeena Aad Leynayseen Ma Waxaad Umaleenayseen In Dalkiina Uu Amaan Noqanayo Oo Dadkiina Ay Amaan Galayaan!!! Ma Ogeenin Miyaa In Geesiyaal Aan Gor-gortamin Ay Idinka Dambeeyaan!!!