Wararka laga helayo dalka Maali ee Galbeedka Qaaradda Africa waxey sheegayaan in weerar lala beegsaday ciidamada Saliibiyiinta Faransiiska ee duulaanka ku joogta dalkaasi.
Weerarka ayaa loo adeegsaday qarax kaasi oo lala beegsaday kolanyo askar Faransiis ah waxaana jirta khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed oo askarta Faransiiska kasoo gaartay qaraxaasi.
Dowlada Saliibiyadda Faransiiska oo qaraxan ka hadashay ayaa qiratay in Labo askari oo ka tirsan ciidamadeeda lagu dilay qaraxaasi askari kalane looga dhaawacay balse warar kale ayaa sheegaya in khasaaraha uu intaasi ka badanyahay.
Mujaahidiinta Jamaacada U Gargaaridda Islaamka iyo Muslimiinta oo ah Jameeco ka dagaalanta dalka Maali iyo dalalka dariska ah sidoo kalane ah Mujaahidiin taabacsan Mujaahdiiinta Al-qaacidah ee dhulka Bilaadul Magribil Islaam ayaa sii kordhiyay weerarada ka dhanka ah ciidamada Saliibiyiinta Faransiiska iyo kuwa maamulka daba dhilifka dalkaasi.
Calamada.com