4 thoughts on “Weerar Askar AMISOM Ah Lagu Xasuuqay Oo Ka Dhacay Duleedka Degmada Balcad.

  1. Waa maalin barakay sanoo gaalku baana,aye
    Waa maalin bulshadaydu farax ay bogaad sheene
    Waa maalin biiri qaatihiyo cadaw bas beeleene
    Waa maalin bilad sharaf lasiin geesiyaal birahe
    Boostada ayaan dhigahayaa baaq yaday diiye
    Hambalyiyo bishaaraan wad naa buuxshay laab teene
    Barbaartii kufriga baac sadiyo beesha mudulooda
    Labadaba bogaadshoo ducada waan u wada beegi
    Barwaaqada aduun iyo janada baaqi noqonaysa
    Rabigay bad baafiyo samaan haydin wada beego

  2. Waa maalin ilaah barakeeyay gaalna Ku naafoobay الحمد لله الحمد

Comments are closed.