Rag hubeysan waxey qeybo ka mid ah deegaanka Kaxda ee magaaladan Muqdisho ku dileen sarkaal ka tirsan dowlada Ridada.
Sarkaalkan lagu dilay deegaanka Kaxda ayaa ka mid ahaa saraakiisha maamulka dowlada Ridada ugu magacaaban deegaanka Kaxda.
Ragga hubeysan ayaa sarkaalkan markii ay dileen kadib waxey ka qaateen Qori uu ku hubeysnaay,iyadoona muddo meydka sarkaalkan uu yaalay goobta lagu dilay.
Dhanka kale Rag hubeysan waxey qeybo ka mid ah degmada Yaaqshiid ku dileen askari ka tirsan maleeshiyaatka dowlada gaar ahaan kuwa La magacbaxay Xasilinta Muqdisho.
Sidoo kale Ragga hubeysan waxey askarigan ka furteen oo ay ka qaateen qori uu ku hubeysnaay,waxeyna askarigan ka toogteen qeybaha sare ee jirka.
Mas’uuliyadda dilalkan loo geystay sarkaalka iyo askariga ka tirsan dowlada Ridada waxaa sheegtay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.
dila nijaasta gaaalo raacyada ah
saas lfadee