Wararka ka imaanaya dalka Maali waxey sheegayaan in qeybo ka mid ah dalkaasi ay ka dhaceen Labo weeraro oo qaraxyo loo adeegsaday kuwaasi oo lala beegsaday saraakiil iyo askar ka tirsan maamulka daba dhilifka Maali.
Labo qarax oo aad u xoogan ayaa lala beegsaday kolanyo ka tirsan maleeshiyaatka maamulka daba dhilifka Maali kuwaasi oo ku socdaalayay deegaano dhaca dhanka Waqooyi ee dalkaasi.
Inta la xaqiijiyay Qaraxyadaasi waxaa lagu burburiyay Labo gaari oo noocyada dagaalka ah waxaana lagu dilay Afar askari oo ka tirsan maleeshiyaatka Ridada Maali,iyadoona maleeshiyaatka qaraxyadaasi lala beegsaday laga qaatay Hub ay siteen.
Mas’uuliyadda Qaraxyadan waxaa sheegtay Mujaahidiinta Jamaacada U Gargaaridda Islaamka Iyo Muslimiinta oo ah Mujaahidiin taabacsan Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Bilaadul Magribil Islam.
Dhanka dalka Yemen weerar culus ayaa lagu qaaday saldhig maleeshiyaatka Xuuthiyiinta ay ka sameysteen deegaan dhaca duleedka degmada Al-qurashiyah oo ah degmo ka tirsan gobalka Raddaac oo ah gobal dhaca dhanka Konfur Bari dalka Yemen.
Dagaalka markii muddo kooban socday ayey maleeshiyaatka Xuuthiyiinta bilaabeen iney gabi ahaan isaga cararaan saldhiga,ugu dambeyntiina si buuxda ayaa loo gala wareegay gacan ku heynta saldhigaasi.
War kasoo baxay Mujaahdiiinta Ansaaru Shareecah oo ah Mujaahidiin taabacsan Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Jaziiratul Carab ayeey ku sheegteen mas’uuliyadda weerarkan waxeyna intaasi ku dareen in nolasha ay ku qabteen Shan askari oo Xuuthiyiin ah dhanka kalane ay soo furteen oo ay qaniimeysteen hub kala duwan.
Calamada.com