Kalimadan waa xalqadii 10aad ee silsilada loogu magac daray Al-Rabiic Al-Islaami ama “Gu’ga Islaamiga” oo uu sheekhu inta badan kaga hadlo muhiimada midnimada Muslimiinta, taariikhda iyo xaaladaha ay ku sugan yihiin saaxaadka Jihaadiga ee dunida Islaamka.
Xalqadan wuxuu sheekhu lugta ku soo marinayaa siraaca ka socda mandiqada aan ku noolnahay ee leh taariikh siraac oo soo jireen ahaa tan iyo soo bixitaankii islaamka. Xalqadan waxaa cinwaan looga dhigay “Bariga Afrika Dhufeyska Koonfureed Islaamka”
Waa Kalimad ka kooban dhowr qaybood, Waxaana hadda la baahiyey qeybtii 1aad ee soconeysa muddo 27 daqiiqo ah, Wuxuuna sheekhu tilmaamayaa in uu soo gudbin doono qeybaha xiga ee xalqadana, uuna ka warami doono siraaca hadda taagan ee xaqqa iyo baadhilka ku dhex maraya bariga Africa.