Rag hubeysan waxey qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ku dileen sarkaal ka tirsan dowlada Ridada kaasi oo dilkiisa laga helayo faahfaahino dheeraad ah.
Dilkan waxa uu sigaar ah kaga dhacay xaafada Mucalim Nuur ee degmada Dharkenleey waxey ragga hubeysan sarkaalkan ka toogteen qeybaha sare ee jirka taasi oo sababtay in sarkaalka uu isla goobta ku Quurbaxo.
Sarkaalkan oo ka tirsanaay Nabadsugidda dowlada Ridada ayaa lagu magacaabi jiray Yuusuf Ibraahiim Cabdi,waxa uu sarkaalkan ahaa mid si aad ah u dhibay shacabka ku dhaqan xaafadaha degmada Hodan.
Mas’uuliyadda dilka sarkaalkan waxaa sheegtay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo mudooyinkii dambe sii kordhisay howlgalada lagu dilayo saraakiisha iyo maleeshiyaatka dowlada Ridada iyo kuwa Kufaarta.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.