Wararka ka imaanaya Tuulada Ceel dhuun Adeegow oo u dhaw deegaanka Goog Gaduud Buuey ee duleedka Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Dagaalka dhexmarey Ciidamada Mujahaiidinta iyo maleeshiyo ka tirsan Murtadiinta halkaas uu ka dhacay.
Inta la xaqiijiyay Dagaalka waxa lagu diley Hal askari labo kalena waa lagu dhaawacay kuwaasi oo gabi ahaantooda ah maleeshiyaatka Kabo qaadka u ah Amxaarada, iyadoo Askariga ladiley Qorigii iyo booshkii uu watey ay gacanta ku dhigeen ciidamada Shabaabul Mujaahidiin.
Dagaalkan ka dhacay Tuulada Ceel dhuun Adeegow waxa uu yimid kadib markii Gesiyada islaamka ka warheleen Qorshe Cadowgu ku doonayey inuu ku dhibaateeyo Bulshada Tuulada,waxaa lagala hortagey Dagaal sababey dhimasho iyo dhaawac soo gaarey cadowgii horarka ahaa.
Xaalada Tuulada lagu dagaalamay ayaa si caadi ah kuso laabtay, waxaana si buuxda u maamulaya ciidamada Shabaabul Mujaahidiinta.
Calamada.com