Wararka ka imaanaya degmada Baraawe ee gobalka Shabeelada hoose waxey sheegayaan in gudaha degmadaasi uu ka dhacay weerar kaasi oo faahfaahin laga helayo.
Weerarkan oo ahaa mid qarax ah waxaa lala beegsaday gudoomiyaha dowlada Ridada ugu magacabaana degmada Baraawe Murtadka lagu magacaabo Xuseen Barre Jeex iyo maleeshiyaat isaga ilaala u ahaa.
Wararkii ugu dambeeyay waxey sheegayaan in gudoomiyaha uu si dirqi ah kaga badbaaday isku day-ga dilka ah ee lala damacsanaay,waxaa weerarkan fuliyay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin.
Gobalka Shabeelada hoose ayaa ka mid ah gobalada sida aadka ah loogu dhiigbixiya shisheeyaha gaalada ah ee soo duushay iyo maleeshiyaatka Murtadiinta ee Kabo qaadka u ah gaaladaasi.
Calamada.com