Wararka ka imaanaya gobalka Jubbada hoose ee Konfurta dalka Somalia waxay sheegayaan in qaraxyo laga maqlay meel duleedka ka ah deegaanka Buulo gaduud.
Qaraxa ayaa lala beegsaday kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamada Saliibiyiinta Mareykanka,Kenya iyo maleeshiyaatka Murtadiinta ee gaalada soo duushay Kabo qaadka u ah.
Qaraxa oo ahaa mid aad u xoogan ayaa dhawaaqiisa laga maqlay deegaano badan oo dhaca duleedka magaalada Kismaayo,iyadoona qaraxan uu sigaar ah kaga dhacay wadada xiriirisa deegaanka Buulo gaduud iyo magaalada Kismaayo.
Wararka laga helayo goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa sheegaya iney jirto khasaara nafeet iyo mid hantiyaeed oo ciidamada gaalada Caddaanka iyo kuwa Madowga kasoo gaartay qaraxaasi.
Dhowr jeer kolanyo American ay lasocota ayaa qaraxyo iyo weeraro toos ah lagula beegsaday duleedka magaalada Kismaayo weeraradaasi oo ciidamada Mareykanka ay ku waayeen saraakiil,askar iyo gaadiid dagaal.
Calamada.com