Waalig Wilaayada Islaamiga Mudug Sheekh Abuu Cadnaan oo wareysi gaar ah siiyay Idaacada Islaamiga Ah ee Andalus ayaa waxa uu si faahfaahsan kaga hadlay Maleeshiyaat Towbadkeenayaal ah oo kasoo kala goostay maamulka Ashahaado la dirirka Galmudug iyo dowlada Ridada ee Farmaajo kuwaasi oo isku soo dhiibay Wilaayada Islaamiga Mudug.
Sheekh Abuu Cadnaan ayaa xusay in askarta Towbadkeenayaasha ah si is daba joog ah ay usoo gaarayeen xarunta Wilaayada ee magaalada Xarardheere halkaasi oo Towxiidka loogu qabtay si wanaagsane loogu soo dhaweeyay.
Waaliga Wilaayada Islaamiga Mudug ayaa baaq guud oo Towbadkeen ah u diray saraakiisha iyo askarta maamulka Gaala raaca Galmudug iyo dowlada Ridada ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Villa Somalia.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Waaliga Mudug.
Calamada.com