Magaalada Muqdisho waxaa shir jaraa’id ku qabtay Ehelada dad shacab ah oo dhawaan ciidamada Saliibiyiinta Mareykanka Xilli habeen ah ay ku xasuuqeen Tuulada Mucalimka oo hoostagta deegaanka Bariire ee gobalka Shabeelada Hoose.
Ehelada shirka Jaraa’id qabtay ayaa sheegay in si arxan daro ah loo xasuuqay dadkooda,waxeyna qireen in dadka laga dilay ay ahaayeen shacab Beeraley ah.
Shirkan Jaraa’id ayeey cambaareyn kulul dusha uga saareen dowlada Saliibiyadda Mareykanka iyo midda Ridada Farmaajo oo iyagu iska kaashaday Xasuuqidda dadkaasi shacabka ah.
Halkan Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.