Munaasabad lagu soo bandhigayay Saraalka Towbadkeenka ee ka tirsanaa Maamulka Ashahaado ladirirka ee Murtad Axmed Madoobe waxaa ay ka dhacday Xarunta Maamlka Islaamiga Degmada Jilib ee Wilaayada Jubooyinka.
Xasan Kheyre Xuseen oo ah Sarkaalka Towbadkeenay oo Idaacada Islaamiga ah ee Andalus siiyay wareysi dheer ayaa sheegay in muddo ku dhow Sideed Sano uu ka mid ahaa Maamulka Murtad Axmed Madoobe ee fadhigiisu yahay Magaalada Kismaayo.
Sarkaalkan ayaa xusay in Tobabaro kala duwan uu kusoo qaatay dalalka Uganda,Kenya iyo Itoobiya oo ciidankooda duulaan ay ku joogaan dalka Somalia.
Xasan Kheyre Xuseen ayaa baaq dheer u diray Maleeshiyaadkii uu kaga soo tagay safka gaalada isagoona ugu baaqay iney Allaah uga Towbadkeenaan falka gaalnimada ah ee ay ku jiraaaan.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Sarkaalka Towbadkeenka Ah.
Calamada.com