Weeraro qorsheysan oo ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho waxey ku dileen Xubno isugu jira saraakiil iyo askar ka tirsan dowlada Ridada.
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay Tira koob ku aadan weerarada ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho Tan iyo markii lagu guda galay bisha barakeysan ee Ramadaan iyadoona maanta ay tahay Kow iyo Tobanka Bisha Ramadaan.
Tirikoobkan ayaa muujinaya in Tobankii Maalmood ee ugu horeysay bisha Ramadaan ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay gudaha magaalada Muqdisho ka fuliyeen 23 Weerar oo isugu jira dilal,qaraxyo iyo dagaallo toos ah,kuwaasi oo lagu dilay 33 xubnood oo ka tirsan dowlada Ridada.
Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Tira koobka Oo Dhameystiran.
Calamada.com