Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbooyinka Sheekh Maxamed Abuu Cabdalla ayaa qeybta saddexaad waraysi gaar ah oo uu siiyay Idaacadda islaamiga ee Al-furqaan wuxuu baaq muhiim ah ugu diray shacabka Soomaaliyeed.
Waaligu wuxuu ugu baaqay Umadda soomaliyeed noocyadooda kala duwan iney ka qeybgalaan dagaallada lagula jiro Shisheeyaha kusoo duulay Soomaaliya ee noocyada kala duwan leh.
Dadka muslimiinta ah wuxuu ugu baaqay Abuu Cabdalla iney soo gaaraan magaalooyinka iyo deegaannada lagu maamulayo Shareecada islaamka ee Wilaayaatka Islaamiga.
Halkan Ka Dhageyso Qeybta 3-aad Ee Wareysiga Waaliga.
Calamada.com