Qaraxan oo ahaa mid aad u xoogan islamarkaana dhawaaqiisa si aad ah looga maqlay xaafadaha degmada Jalalaqsi iyo duleedka ayaa ka dhacay dhanka Galbeed ee degmadaasi.
Qaraxa ayaa lagu aasay goob maalin walbo ay fadhiistaan ciidamada Ridada Jabuuti oo duulaan ku jooga degmada Jalalaqsi iyo degmooyin kale oo ka tirsan isla Wilaayada Hiiraan.
Si rasmi ah looma xaqiijin khasaaraha ciidamada Murtadiinta Jabuuti kasoo gaartay qaraxan,waxeyna dadka deegaanka sheegeen in goobta qaraxa uu ka dhacay ay aheed goob maalin walbo ciidamada Jabuuti ay ku dhibaateeyaan dadka magaalada soo galaya iyo kuwa ka baxaya.
Dhowr jeer sidan oo kale qaraxyo Murtadiinta Jabuuti lagula beegsaday gudaha Degmada Jalalaqsi ayaa waxaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday askar fara badan oo Jabuutiyaan ah.
Ciidamada Murtadiinta Jabuuti ayaa qeyb ka ah duulaanka gaalada ay kusoo qaadeen Wilaayaatka dalka Somaliya,waxeyna ciidamada Jabuuti duulaan ku joogaan degmooyinka Beledweyne,Buulo burte iyo Jalalaqsi oo ka wada tirsan Wilaayada Hiiraan ee Bartamaha dalka Somalia waxeyna Murtadiinta Jabuuti la kulmaan weeraro culus oo isugu jira qaraxyo iyo dagaaallo toos ah kuwaasi oo si joogta ah kaga yimaada dhanka Shabaabul Mujaahidiinta.
Allhu akbar