Waxaa sii xoogeystay weerarka Inqimaasiga iyo Istish-haadiga ah ee ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ku qaadeen dhismaha xarumaha Wazaaradaha Amniga iyo Arimaha gudaha oo ku yaala meel aan sidaas uga fogeen xarunta Madaxtooyada Villa Somalia.
Ciidamada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa ka dagaalamaya gudaha xarunta Wazaaradaha iyagoona inta badan la wareegay gacan ku heynta xaruntaasi,maleeshiyaatka dowlada Ridada iyo kuwa Kufaarta ayaa ka dagaalamaya banaanka hore ee dhimsaha Wazaaradaha la weeraray.
Wararka laga helayo xarunta Wazaaradaha la weeraray ayaa sheegaya in xubno ka tirsan Wazaarada Arimaha Gudaha ay dhinteen kadib markii ay daba sare iska soo tuureen,iyadoo xubno kale oo dabaqa iska soo tuuray iyagana ay si xun u dhaawacmeen.
Lasoco Waxii Soo Kordha.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.