Wararka laga helayo degmada Ufurow ee gobalka Baay waxey sheegayaan in gudaha degmadaasi lagu dilay mid ka mid ah Ugaasyada Beelwaha dega gobalkaasi.
Maleeshiyaat ka tirsan kuwa Murtadiinta oo si dhuumaaleysi ah uga soo baxay degmada Qansaxdheere oo ka mid ah goobaha ciidamada Xabashida Itoobiya duulaanka kaga suganyihiin gobalada Baay iyo Bakool ayaa saqdii dhexe ee habeenkii xalay gudaha degmadaasi ku dilay Ugaas Cabdiyow Cabdi Raxman oo ahaa Ugaaska Guud ee Beesha Luwaay.
Dadka deegaanka ayaa sheegay in Ugaaska xilligii la dilayay uu doonayay in maleeshiyaatka maamulka Murtad Shariif Sakiin ka hor istaaga dhac iyo boob ay u geysan rabeen Dukaaman ku yaala suuqa degmada Ufuruow.
Halkan Ka Dhageyso Faahfaahinta Dilka Ugaaska Luwaay.
Calamada.com
UGAAS LA DILO GUUL MAA LAGU GAARAA UGAAS KALAA LA DOORANAA LKN MURTADIIN QOORTAAN KA GOOYNEENEE MEESHAAN KU ARAGNO XITAA 88 UGU GALNEY