Cabdullaahi Macalin Mukhtaar, Wuxuu ahaa geesigii Istish-haadiga ahaa fuliyey Camaliyadii Barakeysneyd ee lagu weeraray xarumaha wazaaradaha Amniga iyo arimaha gudaha ee magaalada Muqdisho.
Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa oo uu si xawaare ah u kaxeynayey ayuu ku dhuftay ganjeelka dhismaha taas oo ay ku halaagsameen inta badan ilaaladii xarunta, islamarkaana walaalihiisii inqimaasiyiinta ahaa u suuragelisay in ay gudaha u galaan dhismaha.
Cabdullaahi waa geesi 21 sano jir ah oo ka dhashay beesha Hadame, kana soo jeeda magaalada Rabdhuure oo ah Hooyga Ansaarta iyo manbaca Istish-haadiyiinta.
Wuxuu Muddo dheer ka tirsanaa Maktabka Jeyshka ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka hor inta uusan ku soo biirin Guutada Istish-haadiyiinta.
Walaalku wuxuu ku tilmaanaa Mujaahid cibaado badan, af-gaaban, wakhtigiisa aanan ku lumin goobaha fadhi ku dirirada iyo doodaha maala yacniga.
Wuxuu ahaa Mujaahid ku amaanan samciga iyo dhaacada, iyo una dhaga nugul awaamiirta kaga imaanaya Umaradiisa.
Marka laga hadlayo xagga cibaadada wuxuu ahaa mid aanan ka dhicin walaalihiisa kale ee Istish-haadiyiinta, kuna dadaali jiray soonka sunada, qiyaamu leylka iyo quraan Akhriska.
Idaacadda Islaamiga Andalus waxaa u suuragashay in ay wareysi gaar ah la yeelato geesigan ka hor inta uusan u dhaqaaqin howlgalkiisa, wuxuuna jeediyey fariimo kala duwan oo uu kula hadlayo walaalihiisa Mujaahidiinta iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Muslimiinta.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Istish-haadiga.
Calamada.com