Wararka Ka imaanaya Wilaayada Bay iyo Bakool Ayaa Sheegaya in Qarax Xoogan uu Ka Dhacay duleedka Magaalada Baydhabo .
Qaraxa Ayaa lala beegsaday Kolanyo Gaadiid Ah Oo Galbinaayey Mid Kamid Ah Masuuliyiinka Maamulka Ash-Haado Ladirirka isku Magacaabey Konfur Galbeed,
Wararka Ayaa tilmamaya in Qaraxa Uu haleeley Gaari uu La Socdey Murtadka lagu Magacaabo Cali Bakow Kaas Oo Ah gudoomiyaha Maamulka Shariif Sakiin ugu Magacaaban Deegaanka Awdiinle Oo Magaalada Baydhabo 30-KM ujirta,
Dadka deegaanka ayaa sheegay in Mas’uulka La Beegsadey Ee lagu magacaabo Cali Bakow Dhaawac Garaabo Ah Uu Soo Gaarey isla Markaana loola cararay Xarumaha Caafimaadka Magaalada Baydhabo.
Qaraxan ayaa kusoo aadaya xilli saacadihii lasoo dhaafay qarax ka dhacay gudaha magaalada Baydhabo lagu dhaawacay taliyihii maleeshiyaatka Murtadiinta ee deegaanka Daynuunaay.
Calamada.com