Weerarkan dilka ah waxey ciidamada Xarakada Mujaahdiinta Alshabaab la beegsadeen sarkaal ka tirsan kooxda Ridada gaar ahaan waxa loogu yeera Milatariga,waxa uuna howlgalkan ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho.
Sarkaalka Murtadka ah ee howlgalkan lagu dilay ayaa lagu magacaabi jiray Xasan Cartan waxaana lala dilay askari la socday.
sidoo kale ciidamada Shabaabul Mujaahidiinta ee howlgalkan fuliyay ayaa horay usii qaatay Qori iyo boosh uu sarkaalka wataymiyagoona si nabad ah goobta kaga dhaqaaqay.
Maleeshiyaatka dowlada oo markii dambe goob soo gaaray ayaa halkaasi ka qaaday meydka sarkaalka iyo askarigii la socday,waxa uu dilkan kusoo aadayaa xilli ciidamada Shababul Mujaahidiin ay sii kordhiyeen weerarada ka dhanka Maamulka Farmaajo.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.