Abaare Sideedii Fiidnimo Ee Xalay Ayey Aheyd Markii Xaafada Cilimi Loos Bariga Magalada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan Lagu dilay nin Lagu Magacaabi Jirey Cabdi Cali Rooble Oo Ku Magac Dheeraa Gareen.
Cabdi Gareen Ayaa Kamid Ahaa Ergadii Soo Xushey Golaha Dhaaquudka Kooxda Ridada Ayaa Ragii Diley Rasaastu Waxay Kala Heleen Min Madaxa ilaa Saableyda Oo Qeybta Sare Ee Jirka Ka mid Ah Hayeshee Markii Dhaawaciisa Laqaadey Ayaa intii Aan Lagaarsiin Xarumaha Caafimaadka Dhexda Ku Sii Dhintay.
Ragii Howlgalkaasi Najaxay Fuliyey Ayaa Goobta Si Nabdoon Uga Dhaqaaqey,goobta lagu dilay Ergigaas Ayaa Waxaa Soo Gaaray Maleeshiyaad Murtadiinta kuwaasi oo muddo rasaasta u ridayay dhowr jiha.
Ugaarsiga Lagu Haayo Ergadii Soo Xushey Golaha Dhaaquudka Kooxda Ridada Ayaa Si Xowli Ah Kaga Socda Magaalooyinka Shisheeyaha iyo daba dhilifyadoda kaga suganyihiin dalka Somalia.