Isxaaq Xasan Cali oo ku magacdheer Seyfullaah wuxuu ahaa geesigii labaad ee fuliyey camaliyaatkii lagu beegsaday maleeshiyaatkii murtadiinta ee lagu weeraray saldhigga Baar Sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo.
Waxaa Isagoo kaxeynaya gaarigiisa uu beegsaday maleeshiyaat ka soo firxaday xerada intii uu dagaalku socday kuwaas oo isku dayey in ay u baxsadaan dhanka tuulada Buula-Gaduud.
Howlgalkan waxaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday maleeshiyaat dhowr ah oo ka tirsan murtadiinta kuwaas oo qaarkood iyagoo halis ah loo daabulay dhanka Muqdisho ka dib markii uu soo gaaray dhaawacyo halis ah oo wax looga qaban waayey magaalada Kismaayo.
Geesiga fuliyey howlgalkan wuxuu ahaa Mujaahid 24 sano jir ah oo ka dhashay beesha Huweer, kana soo jeeda deegaanka Xawaal Barbaar ee wilaayada Baay iyo Bakool.
Wuxuu ahaa qof Shahaadada ka raadiya fagaarayaasha dagaalka, aadna u taminaya la kulanka Allaah.
Wuxuu ka tirsanaa ciidamada gurmadka ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab in muddo ah ka hor inta uusan ku soo biirin Maktabka Istish-haadiyiinta, Wuxuuna ka qeybgalay dagaallo iyo duullaano ballaaran oo uu ka mid ahaa weerarkii barakeysnaa ee Jameeco ee lagu xasuuqay xabashida Itoobiya.
Ka dib muddo sanado ah oo uu isaga kala gudbayey fagaarayaasha dagaalka isagoo raadinaya raaligelinta rabigiisa ayuu ugu dambeyntii walaalkeen Isxaaq iska soo diiwaan geliyey guutada Istish-haadiyiinta si uu halgankiisa ugu soo gabagabeeyo malxamad lagu boqna goynayo cadowga oo uu ku qoray dhiigiisa.
Maalintii Isniinta oo taariikhdu ku beegneyd 10-ka bisha Dil Qacdah 1439, ayuu fuliyey camaliyad Istish-haadi ah oo qeyb ka ahayd duullaan ballaaran oo lagu qaaday saldhigga murtadiinta ee Baar Sanguuni kaas oo lagu dilay in ka badan 30 murtad laguna dhaawacay tiro intaas ka badan.
Xalqadan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa wareysi uu walaalkeen Isxaaq ku boorinayo Muslimiinta iyo Mujaahidiinta, kuna soo gudbinayo fariimo ku wajahan cadowga Allaah.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Al-istish-haadi Isxaaq Sayfullaah.
Ilaaheey janatu Fardowsa hageeyo mujaahidkaan dhiigiisa ilaaheey dartiis u daadiyey,dhiiga shuhudada yaan la dayicin hala isku duubnaado