Idaacada Islaamiga Ah ee Andalus Ayaa Baahisay Wareysi ay la yeelatay askari ka tirsan maamulka gaala raaca Jubbo Land kaasi oo nolashay ay ku qabteen ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxaana askarigan lagu qabtay weerarkii Taariikhda galay ee dhawaan ciidamada Mujaahidiinta Alshabaab ay ku qaadeen xerada Baar Sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo.
Jaamac Sayid Cali Ibraahim ayaa lagu magacaabaa Askarigan Maxbuuska ah ee nolasha ay ku qabteen ciidamada Shabaabul Mujaahidiin,waxa uu askarigan Murtad ah Andalus ay ka wareysatay Arimo dhowr ah sida xilligii uu ku biiray maamulka Gaala raaca Murtad Axmed Madoobe,Tababaradii uu soo qaatay iyo sida ay wax uga dhaceen xerada Baar Sanguuni.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Askariga Murtadka Maxbuuska Ah.
Calamada.com
WAAAN LA YAABEY MURTAD WALBA OO LA QABTO MUXUU IYIRAAHDAA WAA LI QASBEY WAA SU,AAL
MUJAAHIDIINTA WAXAAN KA CODSANAA INEEY CAFIYAAN ASKARIGAAN DHAQAN CELINA EEY SAMEEYAAN DIINTANA LA BARO