Rag hubeysan oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa gudaha magaalada Muqdisho ku khaarijiyay sarkaal ka tirsan CID-da maamulka Farmaajo, kaas oo magaciisa lagu soo gaabiyay Cabdi Cali.
Dilka sarkaalkan ayaa ka dhacay Xaafadda Sanca ee magaalada Muqdisho iyadoona raggii dilka geystay ay si nabad galyo ah kaga dhaqaaqeen goobta.
Waa howlgalkii Todobaad oo muddo 24 saacadood ah ka dhaca gudaha magaalada Muqdisho kaas oo lagu beegsanayo Ciidamada iyo saraakiisha DF-ka.
Howlgalladii u danbeeyay ayaa xalay ka dhacay degmooyinka Howlwadaag, Hodon iyo Deyniile, waxaana mid ka mid ah howlgalladaasi oo dagaal toos ahaa lagu dilay 3 askari, halka lagu furtay hub kala duwan.
WAANU HABABALYEEYNAA KATIIBATATA MAXAMED BIN MUSLAMAILAAHEEY RAGAAS HA XIFIDO
JANATU FARDOWSANA HAH GEEYO