Mu’asasada Al-kataa’ib ee garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa ballan qaaday in goordhaw ay baahindoonta Filim cusub oo aad u xiisa badan.
Filimkan ayaa qeyb ka ah silsiladda واغلظ عليهم waana qeybtii Saddex-aad ee Silsiladaasi,waana filim si aad ah loo wada sugayo lana hadal haayo.
Labadii Qeybood ee horay usoo baxay qeybna ka ah Silsiladdan ayeey Mu’asasada Al-kataa’ib kusoo bandhigtay Weeraradii sida ba’an loogu xasuuqay maleeshiyaatka Murtadiinta ee ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay ku kala qaadeen xeryaha ciidan ee degmada Beledxaawo ee gobalka Gedo iyo deegaanka Buulo gaduud ee duleedka magaalada Kismaayo.
Calamada.com
WAA SOO DHOWEENEE ILAAHEEY HA XAFIDO SAXAFIYNTA MUJAAHIDIINTA OO SHAQO CULUS NOO HAYO
SXAFAYIINTA MUJAAHIDIINTA WAA INAAN SACNALAMEYO SIDA ,FEYSAL XASAN CALI,ALFAATIX,RABAANI,ABUU MUXSIN,TOOSHOOW,CABIWAHAAB ,FEYSAL SOOMAALI IYO RAGA KALE EE MUJAAHIDIINTA
Gorma aya so denesan filimka iqwani wan sugi la nahay jabka galada