Dagaal U Dhaxeeya Ciidamada Xakada Shabaabul Mujaahidiin iyo maleeshiyaatka Koofi Gaduud ee ah ilaalada gaarka ah ee xarunta madaxtoooyada ayaa ka dhacay xaafada Seybiyaano ee degmada Hodan.
Dagaalkan waxe labada dhinac isku adeegsadeen hub kala duwan,iyadoona faahfaahin laga helayo khasaaraha ka dhashay dagaalka dhex maray ciidamada Mujaahidiinta iyo maleeshiyaatka ilaalada gaarka u ah Murtad Farmaajo.
War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayeey Mujaahidiinta ku xaqiijiyeen in dagaalkaasi ay ku dileen Shan askari Labo kalane ay ku dhaawaceen kuwaasi oo gabi ahaantooda ah Ilaalada Xarunta Madaxtooyada Dowlada Ridada ee magaalada Muqdisho.
Muuse Malaay
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.