Dagaallo culus ayaa lagasoo sheegayaa degmada Qoryooley ee gobolka shabeelaha Hoose iyo deegaanka Siinka dheer ee duleedka magaalada Muqdisho,dagaallada ayaa yimid kadib markii ciidamada Al Shababaab ay weerareen saldhigyada maleeshiyaadka dowaldda Ridada ay halkaas ka kala sameysteen.
Dadka deegaanka ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in Ciidamada Mujaahidiinta Al Shabaab ay isku fidiyeen xafaadaha Qoryooleey kadib markii maleeshiyaadka dowladda ay ufirxadeen dhanka deegaanka Buula Sheekh oo saldhig ay ku leeyihiin ciidamada AMISOM.
Dagaalka ka dhacay deegaanka Siinka dheer ayaa isagana la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan,iyadoona dhawaaqa rasaasta dagaalka si aad ah looga maqlayay deegaano badan oo dhaca wadada isku xirta Muqdisho Iyo Afgooye.
Wararka laga helayo Siinka dheer waxey sheegayaan in dagaalkaas khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed lagu gaarsiiyay maleeshiyaatka Murtadiinta,waxeyna Isbaarada dowlada ay dhigatay deegaanka Siinka dheer ay tahay mid caan ku ah dhibaateynta dadka iyo gaadiidka ee ku socdaala wadada Xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye.
Mazha allah mujaahidiin waxaa jecel laan lahaa in aad qaraxisaan addis iyo Noaribia san kadhuudhiga kufsanay gabdhaheen