Mu’assasada As-saxaab ee garabka Warbaahineed ee Mujaahidiinta Al-qaacidah ayaa baahisay kalimad cusub oo uu jeediyay amiirka guud ee Mujaahidiinta Al-qaacidah Sheekh Dr Ayman Al-dawaahiri.
Kalimaddan oo ah mid kooban waxa uu Sheekh Dr Ayman Al-dawaahiri kaga hadlay Istish-haadka Sheekh Fadlu Llaah oo ahaa Amiirka Mujaahdiinta Dhaalibaan Bakistan.
Xakiimul Ummah ayaa Mujaahidiinta Dhaalibaan Pakistan iyo guud ahaan Muslimiinta Caalamka uga tacziyeeyay Istish-haadka Sheekha,isagoona kula dardaarmay Mujaahidiinta Dhaalibaan Pakistan ay sii wadaan isla markaana sii labo laabaan Halganka Jihaadka.
Halkan Ka Dhageyso Kalimadda Xakiimul Ummah.
Halkan Ka Booqo Chenalka Calamada Ee Telegram-ka.
Calamada.com