Saraakiisha caafimaadka wadanka Swezerland ayaa xaqiijiyay in uu geeriyooday Koofi Anaan oo horay usoo noqday Xoghayaha guud ee waxa loogu yeero Q.Midoobe.
Anaan oo 80 sana jir ahaa ayaa sanaddii 1997 qabtay xilka mas’uulka ugu sarreeyo UN-ka wuxuuna xilka isaga dagay sanaddii 2006, intii uu hoggaaminayay Q.Midoobay waxaa caalamka ka dhacay dagaallo iyo duullaano lagu xasuuq dad muslimiin ah.
Xilligii uu UN-ka hoggaaniyay Koofi Anaan ayay dowladda Mareykanka duullaanno ku qaadday wadamada Ciraaq iyo Afghanistan iyadoo aan wax talo ah kasiin Koonfi Anaan iyo kooxdiisa.
Gaalkan Baqtiyay ayaa kasoo jeeda wadanka Ghana ee dhaca Galbeedka Qaaradda Afrika sidoo kale Koofi Anaan ayaa mar soo noqday Ergayga Q.Midoobe uqaabilsan wadanka Suuriya waxaana la xusuustaa sidii uu ula saftay Nidaamka Bishaar Al-asad.